www.salaaxudiin.com Dugsi Quraan Online
MACHAD KA SALAAXUDIIN ONLINE KOORSOOYINKA AANU IDIIN HAYNO WAA KU WA HOOSE |
---|
1- Higaada Carabiga {ا ب ت ث} | 2- Akhrinta Qur’aanka | 3 – Tajwiidka Qur’aanka. | 4- Xiftiga Qur’aanka. |
---|
5- Luuqada Carabiga. | 6- Salaada iyo Axkaamteeda | 7- Caqiidada & Aasaaska Islamka | 8-Al-Tarbiyah Islaamiya. |
---|
9-Cilmul Xadiis. | 10.Axkaamta(Fiq-hi) Book1 to 12. | 11.Duruus Waalidka ah. | 12.siiradanagiga |
---|
![]() |
E-mail: aliyusuf600@hotmail.com |
![]() |
Skype: aliyusuf140 |
![]() |
Viber: +252615975338 |
![]() |
IMO: +252615975338 |
![]() |
Whatsapp: +252615975338 |
Himilada Machadka Quraanka Ka Riimka Allah
- In loo noqdo qabsashada kitabka iyo sunnada iyadoo loo fahmayo siday u fahmeen salafkii ummadu (r.w.c).
- In loo socdo la dagaalanka jahliga iyo in la xasiliyo cilmiga sharciga ah arinkaasna dadaal lagu bixiyo.
- In laga dhiso umada islaamka ah caqiidada saxda ah laguna barbaariyo dayarta kitabka iyo sunnaha.
- In laga saxo umada bayska hoose si aanay hadhaw ugu noqonin Caqabad waxbarashadu .
- In lasoosaaro ubad ka dhisan aqoonta diinta kuna tarbiyaysan akhlaaqda diinta ee suuban .
- Indhammaan bulshada la gaadhsiiyo iftiinkii iyo hanuunkii uu inooga tagay nabi muxamad (N.n.k.h)
- In lasoosaaro xufaad ALLAAH kitaabkisa xambaarsan cilmi ahaan iyo camal ahaan labadaba.
- In laga dhigo guryaheena goobo uu kasocdo dikriga Allaah laguna nuuriyo xuska Allaah (s.w.t).