Get Adobe Flash player
BOQSHAD DADKA


BARO SALADA
salaada
RIIX SKYPEGA
skype_free_calls_270970900
1 JUZ TARTANKA
Qalabka Edeega
Qalabka-waxbarashada

SKYPE.

Names 99 Of Allah
Fadliga Quranka
output_vw65g91
Ayat Al-Kursi 10

admin

Bishaaro    Bibshaaro   Bishaaaro

 تعلم القراأن الكريم والتربية الإسلامية في بيتك أينما كنت

Waxaa loogu bishaareynayaa bulsho weynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Salaaxudiin Online duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharaxo xiisadaha laguu dhigi doono hadii uu Allah SWT raali ka noqdo waa sidan soo socota 1- Higaada Carabiga{ا ب ت ث}  2- Akhrinta Qur’aanka 3 – Tajwiidka Qur’aanka. 4- Xiftiga Qur’aanka. 5- Luuqada Carabiga. 6- Salaada  iyo Axkaamteeda 7- Caqiidada & Aasaaska Islamka 8-Al-Tarbiyah Islaamiya. 9-Cilmul Xadiis. 10.Axkaamta(Fiq-hi) Book1 to 12. 11.Duruus Waalidka ah. 12.siiradanagiga
N.B markazku wuxuu kuyaala magaala madaxda somlia moqdishu wuxuuna kahowlgalaya dhamaan caalamka oo dhan sidaa UK , Canada, USA, Sweden, Norway, Finland Australia iwm fadalan macalinka laxadhidh waa online viber ,imo whatsap +252615975338

Qaybata engliska

Salaaxudiin Online Our aim insha’Allah is to help children and adults of all ages to learn the holy Quran with Tajweed whether they are complete beginners, have some prior knowledge or aleady possess advanced reading skills. Our trained male and female staff provide 1-to-1 tuition at a pace and schedule to suit everyone. With over 3 years of experience, we currently provide tuition services to adults and children living in USA, UK, Canada,

Sheikh-Sudeisi Sheikh-Minshary-al-Afasy Sheikh-Abd-Al-bassit
Sheikh-Abu-Bakr-al-Shatri

Saad-al-Ghamidy Sheikh-Ali-Jaber
MACHAD KA SALAAXUDIIN ONLINE KOORSOOYINKA AANU IDIIN HAYNO   WAA KU WA HOOSE 
1- Higaada Carabiga  {ا ب ت ث}  2- Akhrinta Qur’aanka 3 – Tajwiidka Qur’aanka. 4- Xiftiga Qur’aanka. 
5- Luuqada Carabiga. 6- Salaada  iyo Axkaamteeda 7- Caqiidada & Aasaaska Islamka  8-Al-Tarbiyah Islaamiya.
9-Cilmul Xadiis. 10.Axkaamta(Fiq-hi) Book1 to 12. 11.Duruus Waalidka ah. 12.siiradanagiga

email-32

E-mail: aliyusuf600@hotmail.com

skype_circle_color-32

Skype:  aliyusuf140

phone-32

Viber:  +252615975338

mobile-32

IMO: +252615975338

mobile-32

Whatsapp: +252615975338

Himilada Machadka Quraanka Ka Riimka Allah

  1. In loo noqdo qabsashada kitabka iyo sunnada iyadoo loo fahmayo siday u fahmeen salafkii ummadu (r.w.c).
  2. In loo socdo la dagaalanka jahliga iyo in la xasiliyo cilmiga sharciga ah arinkaasna dadaal lagu bixiyo.
  3. In laga dhiso umada islaamka ah caqiidada saxda ah laguna barbaariyo dayarta kitabka iyo sunnaha.
  4. In laga saxo umada bayska hoose si aanay hadhaw ugu noqonin Caqabad waxbarashadu .
  5. In lasoosaaro ubad ka dhisan aqoonta diinta kuna tarbiyaysan akhlaaqda diinta ee suuban .
  6. Indhammaan bulshada la gaadhsiiyo iftiinkii iyo hanuunkii uu inooga tagay nabi muxamad (N.n.k.h)
  7. In lasoosaaro xufaad ALLAAH kitaabkisa xambaarsan cilmi ahaan iyo camal ahaan labadaba.
  8. In laga dhigo guryaheena goobo uu kasocdo dikriga Allaah laguna nuuriyo xuska Allaah (s.w.t).

Shuruudaha Ardayga Looga Baahayn Yahay

Fadlan wakhtiga xiisadaha ha la ilaaliyo haddii ay hawli kula soo daristo ama wax kale kugu yimaadaan usoo sheeg mamulka Waa in arday kastaa yar iyo waynba soo xifdiyaa casharka loo diray Waa in waalidku ag joogaa ardayga inta casharka loo dhigayo haddii wax cudur daar ahi jirin Inta casharka labixinayo waa in aan lagu mashqulin tv ama phone iwm waa in la iska damiyaa

Cattura

RIIX CALL SKYPE
bnr2
CALL FREE NOW
DHAGEYSO QURANKA

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Adkaar waysada
Arabic alphabet
TARTANKII QURAn
arabic alphabet
arabic-alphabet




Farsamadii Afgaay Technology Contact to us