Get Adobe Flash player
Machadka salaaxudiin.com waa machad caalami ah oo ka hawla gala dhammaan daafaha dunida oo dhan.
 
Machadku waxa uu raacayaa nidaam casri ah oo kuu sahlaya inaad adigoo gurigaaga jooga aad ka baran karto culuumta diinteena suuban ee islaamka, waxaana kuu dhigi doona macalimiin takhasus u leh qaabka wax barista iyo tarbiyaynta caruurta.
Machadka waxaad ka heli doontaa casharo tayo sare leh oo si heer caalami loo soo agaasimay waxaana kuu diyaariyay macalimiin aqoon sare u leh diinta islaaka.Waxaad nagala soo xiriiri kartaa ciwaanada hoos ku xusan

Email:

aliyusuf600@hotmail.com

Mobile

+252615975338

SKYPE:

aliyusuf500

Viber:

+252615975338

IMO:

+252615975338




Farsamadii Afgaay Technology Contact to us